more..
WARAR / NEWS

Dhul-dawuleed oo uu bixyey Madaxweyne Siilaanyo oo sababay Baro kicinta boqlaal qoyis oo danyar ah

Waxaanu ugu baaqaynaa Madaxweynaha iyo Maayar Hargeysa inay Deg-deg Nooga soo gaadhan Qurba joog nagu haysta dhulkii dawulada Mid ka mid dadka danyarta ah eek u dhaqan xaafad…

  

Dawladda Ingiriiska oo ka Digtay Weerarro Argagixiso oo ka Dhaca Somaliland

  Qaabka weerarrada argagixiso ee Ingiriisku ka walaacsan yahay inay ka dhacaan Somaliland & Soomaaliya iyo meelaha la bartilmaameedsan karo London (Halgannews)- Dawladda Ingiriiska, ayaa ka digtay weerarro…

Millatariga Somaliland oo Fadhiisin Cusub ka Samaystay Jid Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland u Mari Lahaa Buuhoodle

  Ciidanka qaranka oo heegan ugu jira fashilinta qorshe kasta oo maamulka Garoowe ku farogelinayo dalka Somaliland  Laascaanood (Halgannews)- Ciidanka Millatariga Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fadhiisimo cusub ka samaystay…

Haween Gobobollada Sool iyo Sanaag-bari ah oo Cabaareeyey Xeer-hoosaadka Awoodda Lagaga Dhimay Guddoomiye-ku-xigeennada Wakiillada

Hargeysa(Halgannews) Haween ka soo jeeda gobollada Sool iyo Sanaag bari, ayaa  si weyn u cambaareeyey  in laga hoosaysiiyo fadhi ahaan Guddoomiye-ku-xiggeennada Golaha Wakiillada kursiga uu fadhiisto Guddoomiyuhu, meeshana…

Tababaraha Chelsea ee Jose Mourinho oo FA-ga Ingiriiska ku Eedeeyay Xil Gudasho La’aan

  Jose Mourinho, ayaa xidhiidhka kubbadda cagta Ingiriiska ee FA-ga ku eedeeyay xil gudasho la’aan, kadib markii ay baaqsadeen inay ganaaxaan Yaya Toure oo ciyaartoy dhulka jiifa dhabarka…

Nin Haybtiisa la Garan Waayey oo Isku Dal-dalay Degaanka Sabo-wanaag ee Gobolka Hargeysa

  Hargeysa (Halgannews)- Guddoomiyaha tuulada Qotonka-weyn oo ka tirsan degmada Samo-wanaag ee Gobolka Hargeysa Mr. Saleebaan Carab Aw Siciid, ayaa sheegay in odayaasha iyo waxgaradka degaanku aaseen nin…

La-taliyaha Sharciga Wakiillada oo Faahfaahin ka Bixiyey Doorka uu ku Leeyahay Mooshinnada Golaha

“Guddoomiyuhu isagoo xeerarka dhawraya ayuu mooshinnadaas igu soo wareejiyey, tallaabadaasina mid sax ah ayey ahayd”   “La-taliyaha Sharcigu wuxuu ciyaaraa kaalin aad muhiim u ah, waxana xilkiisa gun-dhig…

Madax-dhaqmeedka Gobolka Gabiley oo si kulul u Cambaareeyey Hadalo ka soo yeedhay Xildhibaan Bashiir Tukaale

Gabiley (Halgannews) Cuqaasha  Goblka gabiley  ayaa, si kulul u cabaareeyey hadlo ka soo yeedhay Xildhibaan Bashiir Tukaale , oo ka mid Xildhibaanad  oo ka mid ah xildhibaanad somaliland…

Khudbad Xaaji Cabdiwaraabe u Jeediyey Wakiillada oo Qaboojisay Xiisad Xasaasi ah oo Golaha ka Taagnayd

Golaha oo aqbalay Fasax toddobaada galay, Guurtida iyo Akaadamiga Nabadda iyo Horumarinta oo Khilaafka Wakiillada Hakiyey Guddoomiye-ku-xigeenka 1aa oo ka biyo-diiday mooshinada aan la ansixin iyo fasaxa Goluhu…

Iran oo Maraakiibta Dagaalka u Dirtay Duleedka Maraykanka

Washinton (Halgannews)- Dawladda Iran ayaa la sheegay inay maraakiibteeda dagaalka u dirtay biyaha u dhow xadka dalka Maraykanka, kuwaasoo jawaab u ah ciidammada iyo maraakiibka USA dhoobtay biyaha…

more..
anigif
muuqaallo2

FIKRADO
more..