Ma Gudoomiye Sharmaake Geelle oo kale????

0
Friday October 21, 2016 - 20:40:14 in Maqaallo by Halgan News
  • Visits: 499
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Gudoomiye Sharmaake Geelle oo kale????

    Da,aahaan maba wayna mana sii yara oo dhalintaa hada uun dedaalka iyo daacadnimada ku hanaqaaday,hadana dhiiranantiisa iyo dhabar adaygiisa geesinimadu weheliso waxabad modaysaa nin tan siyaad soo shaqaynayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Da,aahaan maba wayna mana sii yara oo dhalintaa hada uun dedaalka iyo daacadnimada ku hanaqaaday,hadana dhiiranantiisa iyo dhabar adaygiisa geesinimadu weheliso waxabad modaysaa nin tan siyaad soo shaqaynayay.

Waxaan indho indhaynku tagay hanaanka iyo habka ayu shaqayso hay ada shaqaalaha,qaranka Somaliland iyo sida uu u hago hormuudka hay adaasi ee uu gudoomiye ka yahay sharmaake geelleha ,dhawaan xilka la waregay

Waa abaaro 7:00 subaxnimo xilligaa waxa diyaar ku ah xafiiskiisa guudomiyaha hay,ada shaqaalaha,waxaana kaba sii horaysay xoghytiisi oo iyadu diyaarba u ah kala horida hawsha maalinta,kala horumarinta hadba sida ay dadku usoo kala horeyeen waa xilliga ay dadku sugayaan kulanka gudoomiyaha hay;ada shaqaalaha waxaan noqday lambrka 6AAD ee buugii laysku qorayay mise waxan sugaba waxan galay xafiiskii guddomiyaha .

Salaan iyo is gacan qaad waxanu fadhiisanyxafiskiisa waxa uu nagu soo dhaweyay farxad,waji furan,kal furnaan hadal sami,niyad soo jeeda,qalbi si toosa kuu qabilaya,jeclaysi dhalinyaranimo.Markaaba waxa maskaxdada kusoo dhacaysaa 3dii qodob ee uu yidhi igula xisaabtama intaan xilka idiin hayoeek ala ahayd

:Sarayn aan sinji lahayn.

Qalin aan qabiil lahayn.

Cadaalad aan ciil lahayn.

Markaad wajigiisa iyo kulankiisa aad aragto waxaa kaa ba,aya ciilkii iyo caloolyowgii,cadaalad darradii aad hore ula kulmi jirtay,waxaad daremaysaa inaad tahay nin qarankan leh,waxa ku galaya farxad iyo kal furnaan islmarkaad wada hadshaan,kugu tixgalin mayokuguna qaabilimaayo,magac,maal,Ab iisir suldaan iyo wasiir waji haba sheegin ,waxaan ahayn dhalinyarnimo isagoo og xaalada manta wadanka ka jirta .faan iyo fatooshnimo,qab,kibir,sanka hadal inta wasiiriyo nin xil haya lagu xanto afkiisa ka maqli maysid,wajigiisana ka dareemi maysid aragtidiisa iyo inaad la kulantaa,ma hawlbadna,mana dhib badna,kadeed iyo kalifaad kala kulmi maysid,oo cadaalad iyo sinaan ayaa bulshada loo kala horayaa,Mana xallad iyo xiise yara oo xurmo iyo xushmad ayuu kugu habayaa intad garab fadhido caajis,iyo hamaahsi kala kulmi maysid.Qalbigiisa waxa kasoo burqanaya,dareeno xanbaarsan siduu u darensanyahay shaqa,laanta dhalinta haysta,waxaanu si qiiro leh u taabanayaa xaallada adage e manta dhalintii qarankani ku sugantahay waxanu ka ooyayaa inuu cadaalad darro sameyo waxaana weheliya ,muxubo,iyo kalgac uu u hayo dhalinyarta guud ahaan Somaliland ee sanadkasta ka qalin jabinyajaamacadaha wadanka gudihiisa iyo dibadiisa.

Hadaba waxa uu ugu horaynba kugu qaabilayaa,kal furnaan iyo kalgacal xeelsami uu hidde iyo haybadba alle ugu manaystay,Adiga oo cadhaysan,cadaaalad darro badan la kulmay ciil iyo callolyowna naftaada la faqaya oo leh Tallo ma tahriibtaba? oo cadhoqanjaha ku taagantahay hadaad ugasho waxaad kazoo noqonysaa,adigoo yididiilo kab iyo kalax ku buuxaan wuxuuwaqti badan siinayaa naftada si uu kuu dhiiri galiyo naftadana ciilka iyo cuqdada ka saaro waxaanu kuugu deeqay niyad sami,qaabilaad uu xitaa kugu warysano wixii dhib ku soo martay isagoo aan xitta ku dhibsanyn.Hadii aad kala tashato,hankugu jira iyo himilo aad leedahay,waxa uu kugu dhalinyaa boorin iyo bogaadin,hadii kale waxa uu kugu dhalinyaainaad tamarta kugu kaydsan ka faa idaysto,umaadana uga faa idayso

Waxay ahaydmaalin farxad iyo hirasho igu beertay sida wiilka dhalinyarta ahi qaranka ugu shaqaynayo

Guntii iyo gababgadiiba

waxaanan madaxdasomaliland ee inta shaalka iyo suudhka xidhan uun wxa ka dhagaysta kula talinyaa inay ku daydaan Gudoomiyaha hay ada shaqaalaha qaranka Somaliland.






abdi ahmed

063 3733772

HARGEISA SOMALILAND.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip