Xisbiga KULMIYE Oo Berbera Kala Soo Degay Gawaadhidii Ololaha Doorashooyinka Lagu Geli Lahaa +Sawiro.

0
Monday January 02, 2017 - 15:13:40 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga KULMIYE Oo Berbera Kala Soo Degay Gawaadhidii Ololaha Doorashooyinka Lagu Geli Lahaa +Sawiro.

    Hargeysa(Halgan)xisbiga KULMIYE ayaa dekeda magaalada Berbera kala soo degey gawaadhi uu ugu talo galay inay noqdaan kuwa lagu geli doono ololaha doorashooyinka ee sannadkan la filaayo inay dalka ka dhacaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)xisbiga KULMIYE ayaa dekeda magaalada Berbera kala soo degey gawaadhi uu ugu talo galay inay noqdaan kuwa lagu geli doono ololaha doorashooyinka ee sannadkan la filaayo inay dalka ka dhacaan.

Gawaadhidaas oo isugu jira VX iyo xaajiyadaha gawaadhida loo yaqaano ayaa hadda soo gaadhey magaalada Berbera, iyada oo qaarkood lagu soo buufiyey calanka xisbiga KULMIYE.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa iyada oo dalka abaaro baahsani ka jiraan, loona baahnaa in kharashaadka ololaha doorashada la geliyo taakulaynta dadkaasi abaaruhu samaynta ba’an ku yeesheen.

Xisbiyada Somaliland, gaar ahaana KULMIYE iyo WADDANI ayaa olole balaadhan ka wada goboladda Somaliland qaybo kamid ah, iyaga oo ka dhex ololaynaaya dadkaasi abaaruhu ay waxyeelada soo gaadhsiiyeen, iyada oo abaartu kasii xumaanayso maalinba maalinta ka dambaysa.

Image may contain: outdoor

Image may contain: outdoor
Image may contain: 1 person, car and outdoor
Image may contain: car and outdoor


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip