Cali Khaliif Galaydh Oo Hargeysa Soo Gaadhey, Masuuliyiinina Kusoo Dhoweysay +Sawiro.

0
Monday February 06, 2017 - 11:40:13 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 761
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Khaliif Galaydh Oo Hargeysa Soo Gaadhey, Masuuliyiinina Kusoo Dhoweysay +Sawiro.

    Hargeysa(Halgan)Garoonka diyaaraddaha ee magaalada Hargeysa waxa goor dhoweyd ka dhoofay Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo usii jeeda magaalada Jabouti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)Garoonka diyaaraddaha ee magaalada Hargeysa waxa goor dhoweyd ka dhoofay Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo usii jeeda magaalada Jabouti.

Xukumada Somaliland ayaa xalay guure kusoo gelisay magaalada Hargeysa hogaamiye Cali Khaliif Galaydh, iyada oo laga dhoofiyey madaarka Hargeysa.

Waxaana maalmihii ugu dambeeyey jiray falal dhanka amaanka ah oo ka taagnaa magaalada Buuhodle, kuwaas oo sababay inuu halkaasi ka dhoofi kari waayo Cali Khaliif Galaydh.

Taasina waxay keentay inuu saaka ka dhoofo madaarka magaalada Hargeysa, iyada oo ay maalmaha soo socda magaalada Jabouti ka furmi donaan wadahadalada u dhexeeya Somaliland iyo kooxda Khaatumo.

Image may contain: 3 people, text



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip