Sawiro Qurux Badan Oo Muujinaaya Sidii Madaxweyne Siilaanyo Loogu Soo Dhoweeyey Caasimada Hargeysa.

0
Friday March 10, 2017 - 19:44:51 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 1282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro Qurux Badan Oo Muujinaaya Sidii Madaxweyne Siilaanyo Loogu Soo Dhoweeyey Caasimada Hargeysa.

    Hargeysa(Halgan)Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta soo gaadhey magaalada Hargeysa, iyada oo ahayd maalin jimce ah , haddana dadka in badan oo mid ahi waxay usoo baxeen soo dhoweynta madaxweynaha Somaliland oo ka imanaayey wadanka Ingiriiska oo uu mu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta soo gaadhey magaalada Hargeysa, iyada oo ahayd maalin jimce ah , haddana dadka in badan oo mid ahi waxay usoo baxeen soo dhoweynta madaxweynaha Somaliland oo ka imanaayey wadanka Ingiriiska oo uu muddooyinkii ugu dambeeyey ku maqnaa.

Madaxweynaha ayaan la hadal warbaahinta sidii uu hore ula hadli jiray, isaga oo si toosa u tegey madaxtooyada Somaliland, halkaas oo uu salaam kaga qaatay cutubyo kamid ah ciidamada Qaranka Somaliland, sidoo kalena salaan la dhex qaaday dad ku sugnaa madaxtooyada Somaliland oo wasiiro iyo shaqaalaha madaxtooyada u badnaa.

Intii aanu soo gaadhin madaxtooyada waxa la soo mariyey madaxweynaha wadada isku xidha madaarka Hargeysa iyo caasimada inteeda kale, iyada oo ay ka muuqatay qaybo kamid ah shaxaad badan oo la shaxaaday daamurka lagu dhisay .

Waxaana ugu dambayn la hadlay warbaahinta afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xuseen Dayr oo ka warbixiyey safarka madaxweynaha ee uu dalka kaga maqnaa iyo soo noqoshadiisaba.



Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people standing, suit and outdoor
Image may contain: 1 person, outdoor
Image may contain: 3 people, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 1 person, standing
Image may contain: 1 person, standing
Image may contain: 3 people, people standing and sunglasses
Image may contain: 2 people, people standing and outdoor
Image may contain: 5 people, people standing, suit and sunglasses
Image may contain: 3 people, people standing, sunglasses and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing and suit
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: one or more people, motorcycle, car and outdoor
Image may contain: car and outdoor
Image may contain: car and outdoor
Image may contain: one or more people and car
Image may contain: 1 person
Image may contain: car and outdoor
Image may contain: one or more people, people walking, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing, suit and outdoor
Image may contain: 7 people, people standing, crowd and outdoor
Image may contain: 1 person, sunglasses and beard
Image may contain: 1 person, sunglasses, beard and close-up
Image may contain: 3 people
Image may contain: motorcycle and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, crowd and outdoor
Image may contain: one or more people, people walking, people standing, crowd and outdoor
Image may contain: one or more people, motorcycle and outdoor
Image may contain: one or more people, car and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: one or more people, tree and outdoor
Image may contain: car and outdoor
Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: one or more people, people walking, people standing, crowd and outdoor
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: 6 people, people standing
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing
Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip