Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Oo Gaadhey Turkey-ga Booqashona Ku Tegey Safaaradda Somaliya Ee Turkey-ga +Sawiro.

0
Sunday March 19, 2017 - 01:08:49 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Oo Gaadhey Turkey-ga Booqashona Ku Tegey Safaaradda Somaliya Ee Turkey-ga +Sawiro.

    Ankara(Halgan)Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh ayaa gaadhey wadanka Turkey-ga , isaga oo dhowaan ka ambabaxay magaalada Muqdisho ee wadanka Somaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ankara(Halgan)Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh ayaa gaadhey wadanka Turkey-ga , isaga oo dhowaan ka ambabaxay magaalada Muqdisho ee wadanka Somaliya.

Madaxweynaha ayaa fasaxiisii ugu horeeyey kaga baxay wadanka Somaliya tan iyo intii uu xilka dalkaasi qabtay, waxaanu maanta gaadhey dalkaasi Turkey-ga.

Madaxweynaha ayaa booqasho ku tegey safaaradda Somaliya ku lee dahay wadanka Turkey-ga , halkaas oo ay masuuliyiiinta Safaaradaasi si weyn ugu soo dhoweeyeen halkaasi.

Xasan Sheekh ayaa hadda ah xubin kamid ah Barlamaanka wadanka Somaliya oo dhowaan loo dhaariyey kadib markii uu xilka madaxweyne ee wadankaasi ka degey.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip