Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Geed Dheer Iyo Mid Gaabanba U Fuulay Sidii Uu U Bedeli Lahaa Wasiir Faratoon.

0
Saturday April 01, 2017 - 10:02:09 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Geed Dheer Iyo Mid Gaabanba U Fuulay Sidii Uu U Bedeli Lahaa Wasiir Faratoon.

    Hargeysa(Halgan)Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ayaa wadda qorshe uu xilka kaga qaadaayo wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ayaa wadda qorshe uu xilka kaga qaadaayo wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon).

Wasiirkan ayaa la filayaa in lagu bedelo wasiirka Qorshaynta Somaliland Maxamed Ibrahim ( Qabyo Tire), iyada oo aanay cadayn halka loo bedeli doono wasiir Faratoon.

Waxaanu xilka hayey wasiir Faratoon muddo gaaban, isaga oo ah wasiirka keliyaata ee gobolka Sool kazoo jeeda , hayana wasiiradda wasaaraddohoodu A-da yihiin xilkeeda.

Ilaa hadda ma cadda sababta ay madaxtooyada Somaliland oo uu horgale ka yahay wasiirka madaxtooyadu u doonayaan xil ka qaadista wasiir Faratoon, madaama oo uu kazoo jeedo mid kamid ah beelaha ku wax ka tirsanaaya Somaliland maamulkeeda.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip