Mid Kamida Naadiyadda Kubadda Cagta Adduunka Ugu Caansan Oo Lacag Ugu Deeqday Dadka Ku Tabalaysan Abaaraha Somaliya .

0
Monday April 03, 2017 - 02:02:33 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Kamida Naadiyadda Kubadda Cagta Adduunka Ugu Caansan Oo Lacag Ugu Deeqday Dadka Ku Tabalaysan Abaaraha Somaliya .

    Doha(Halgan)Mid kamid ah kooxaha ugu caansan kubadda cagta ee adduunka, gaar ahaana wadamada Carabta ayaa deeq lacag ah ugu deeqday dadka abaaruhu kusaameeyeen Somaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doha(Halgan)Mid kamid ah kooxaha ugu caansan kubadda cagta ee adduunka, gaar ahaana wadamada Carabta ayaa deeq lacag ah ugu deeqday dadka abaaruhu kusaameeyeen Somaliya.

Naadiga Al Rayan oo kamid ah naadiyadda heerka kowaad ee wadanka Qadar ayaa lacag ugu deeqay abaaraha Somaliya ku habsaday.

Lacagtan ayaa noqonaysa mid kazoo xeron doonta ciyaar ay wada yeelan doonaan kooxaha Al Rayaan iyo kooxda kale ee Al-Sad ee wadankaasi ka dhisan, ciyaartaas oo ka dhici doonta garoonka kubada cagta ee Jassem Bin Hamad Stadium.

Waxaanay bartooda Twiter-ka soo dhigeen kooxdaasi dhambaal fariin ah oo ay u dirayaan kooxaha kale , taas oo ay ku lee yihiin Kusoo Biira Hawlaha Samafalka Shaqo, Iyadoo Lala Kaashanaayo Naadiga Xiddigaha Qatar.

Naadigan ayaa ku biiraaya liiska dad caan ka ah caalamka oo lacago deeq ah ugu yaboohay dadka abaaruhu ku saameeyeen wadanka Somaliya.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip