UGU DANBAYTII IMISAA CODAYNDOONA 873331kun EE COD EE ISKA DIWAAN GALIYAY JMAHURIYDA SOMALILAND

0
Monday May 01, 2017 - 00:39:18 in Maqaallo by Halgan News
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UGU DANBAYTII IMISAA CODAYNDOONA 873331kun EE COD EE ISKA DIWAAN GALIYAY JMAHURIYDA SOMALILAND

    Sida aynu ognahayba waxaa waddanka la soo saaray isdiwaangalintii hordhaca ahayiid oo noqotay 873331kun taasi oo afar laaab ka yar qiyaastii markii hore lagu qiyaasi jiray dadka dalka ku nool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aynu ognahayba waxaa waddanka la soo saaray isdiwaangalintii hordhaca ahayiid oo noqotay 873331kun taasi oo afar laaab ka yar qiyaastii markii hore lagu qiyaasi jiray dadka dalka ku nool  ,hadaba waxaan is dultaagaynaa saddexdan qoddob ee kookooban oo kala ah. 
 ⦁ Hadaba maxaa sabab u ah in dadku is diwaan galin waayaan? Waxaa sabab u ah oo waddankeena ka jira saddex xisbi oo kali ah aniga oo aan kala qaadayiin muxaafid iyo mucaaridba,taasi oo ay ku dhiiran waayeen dadwaynaha jamuuriyadda somaliland ,kuna qanci waayeen siyaasadooda ay ku hagayaan waddanka iyo waliba iyaga oo aan waxba ku kala duwanayiin xaga siyaada iyo, xisbiyadda oo dantooda khaaska ah ka horaysiiya ta ay umadda codka kaga donayaan.
 ⦁ Hadaba imisa ayaa qaadan doona kaadhka codayinta? Walaw aynaan garanayiin inta qaadan doonta kaadhka codayinta laakin waxaa iska cad inta isdiwaan galisay inanay qaadanayin kaadhka codayinta ,taasi oo anay awood u helayiin dadbadan oo markii hore is diwaan galiyay iyo qaarkale oo aan danba ka galayiin inay soo qaataan kaadhka codayinta ,una arkaaya inaanu faa,ido u lahayiin inta ay jiraan saddexdan xisbi ee hadda joogaa kana qancay siyaasadooda tamarta daran ee aan waxba ku filayn, waxaana sii yaraanaya tiradda qaadanaysa kaadhka codayinta oo ka yaraanaysa intii is diwaan galisay .
 ⦁ Hadaba imisa ayaa ugudanbaytii codayn doona oo ku ridi sanduuqa codka?Walaw aan la garanayn dadka ku ridi doona san duuqa codaynta waxaa hubaal ah inanay codayn dad baddan oo qaatay kaadhka codaynta,waana ta ugu badan ee dhici doonta,dadkaasi inta badan waxay u qaadanayaan inay ku codeeyaan ta golaha wakiiladda,guurtida iyo waliba golaha deegaanka oo qofwaliba uu ugu codan doono ka uu reerkoodu soo sharoxo xisbiga uu doonaba ha ku jiree Gabo-gabo Waxaan ku soo gaba-gabaynayaa in shacabka jammuriyda somaliland anay diyaar u ahayn in ay u codeeyaan sadedda xisbi ee hadda jira taasi oo ay makhraati ka tahay inta is diwaan galisay wadanka oo waliba mari doonta laba wareeg oo adag, kuna noqon doonta caqabad adag xisbiyadda hadda jira tusaalena ay u tahay inay wax ku fahmaan xisbiyada hadda jira ee tagta daran .




 Mustafe Hussein Samaale 
Email. Mustafe20081@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip