Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra'isal Wasaaraha Ethiopia ? + Sawiro.

0
Thursday May 04, 2017 - 00:05:27 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra'isal Wasaaraha Ethiopia ? + Sawiro.

    Addis Ababa(Halgan)Madaxweynaha Dawlada Somaliya ayaa gaadhey magaalada Addis Ababa ee caasimada Ethiopia oo halkaasi si weyn loogu soo dhoweeyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Addis Ababa(Halgan)Madaxweynaha Dawlada Somaliya ayaa gaadhey magaalada Addis Ababa ee caasimada Ethiopia oo halkaasi si weyn loogu soo dhoweeyey.

Ra’isal wasaaraha Ethiopia ayaa si weyn ugu soo dhoweeyey madaxweyne Farmaajo magaalada caasimada ah ee Addis Ababa, waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey madaxweyne Farmaajo iyo waftigiisii madaarka magaalada Addis Ababa.

Labada dhinac ee Somaliya iyo Ethiopia ayaa si wada jir ah uga hadlay xidhiidhka labada dawladood iyo sidii loo sii hagaajin lahaa, waxaana asidaasi lagu sheegay warsaxaafadeed laga soo saaray halkaasi.

Waxyaalaha ay ka wada hadleen Ra’isal wasaaraha Ethiopia iyo madaxweynaha Somaliya ayaa lagu sheegay inay ahaayeen sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka iyo iskaashiga labada dal iyo la dagaalanka ururka Alshabaab.










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip