Ambassador Cabdale Maxamuud Qardhab Oo Baaq U Diray Xubnaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE Kaga Jira Beesha Degmada Axmed Dhagax Iyo Gobolka Hawd.

0
Thursday June 22, 2017 - 17:03:45 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ambassador Cabdale Maxamuud Qardhab Oo Baaq U Diray Xubnaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE Kaga Jira Beesha Degmada Axmed Dhagax Iyo Gobolka Hawd.

    Hargeysa(Halgan)Ambassador Cabdale Maxamuud Qardhab ayaa baaq u diray xubnaha Golaha dhexe kaga jira Beesha degta Gobolka Hawd iyo degmada Axmed Dhagax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)Ambassador Cabdale Maxamuud Qardhab ayaa baaq u diray xubnaha Golaha dhexe kaga jira Beesha degta Gobolka Hawd iyo degmada Axmed Dhagax.

Waxaanu ugu baaqay Ambassador-ku inay shir isugu yimaadaan ciida ka dib ,kaas oo lagaga tashan doono sidii looga qayb geli lahaa ololaha xisbiga KULMIYE ee doorashada madaxweynaha ee inagu soo fool leh.

Iyaga oo muddo dheer aanay xubnahaasi kulan isugu iman, iyada oo dib looga soo sheegi doono waqtiga uu shirkaasi qabsoomi doono .










 

 

 

 

Wa Bilaahi Tawfiiq.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip