Caawi:Fadlan Soo Caawi Wiilkan Yar Ee Dhibaataysan .

0
Thursday June 29, 2017 - 00:00:13 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 631
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caawi:Fadlan Soo Caawi Wiilkan Yar Ee Dhibaataysan .

    Sahal Yare Waa 3 Jir Ku Nool Kaamka Bari Ee Magaalada Caynaba Waxaa Dhulka Jiitamaysa Colooshii Oo Uu Sabab U Yahay Beerki Oo Dibada Yimi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sahal Yare Waa 3 Jir Ku Nool Kaamka Bari Ee Magaalada Caynaba Waxaa Dhulka Jiitamaysa Colooshii Oo Uu Sabab U Yahay Beerki Oo Dibada Yimi Waxa Uu Ka Dhashay Qoys dan Yara Oo Xoolihii Ay La Yaaheen Abaartii Hala Kaysay Inkastoo Ay Wiilkooda Sahal yare Ku Dadaaleen In Ay Dhakhtar Geeyaan Haddana Kumay Guulaysay rajadii Ahayd In Sahal yare Dhakhtar Wanaagsan Helo Alle Wax dabiibee Ururka U gargaar Dadkaga Ayaa Galabta Goor Casar Liiqaya Booqday fadlan Caawi Walalkaa Oo Wixii Aad Awoodo Ugu hagaaji 252-063-4180865


Image may contain: one or more people

Image may contain: food and outdoor
Image may contain: 2 people, people sitting, baby and outdoor
Image may contain: food
Image may contain: one or more people


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip