Saldhigii Ciidamada Turkey-gu Ka Dhisanayeen Duleedka Muqdisho Oo La Dhameeyey Dhismihiisii Iyo Madaxweyne Erdogan Oo Imanaaya Furitaankiisa+ Sawiro.

0
Sunday August 27, 2017 - 02:03:30 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saldhigii Ciidamada Turkey-gu Ka Dhisanayeen Duleedka Muqdisho Oo La Dhameeyey Dhismihiisii Iyo Madaxweyne Erdogan Oo Imanaaya Furitaankiisa+ Sawiro.

    Muqdisho(Halgan)Madaxweynaha dalkaasi Turkey-ga ayaa la filayaa inuu dhowaan soo gaadho magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Somaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(Halgan)Madaxweynaha dalkaasi Turkey-ga ayaa la filayaa inuu dhowaan soo gaadho magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Somaliya.

Madaxweyne Erdogan ayaa la filayaa inuu ka qayb galo furitaanka saldhig ciidan oo aad u weyn oo ay dawlada Turkey-gu ka dhistay duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo si weyn loo qalabeeyey, waxaana sawiro laga helay lagu arkaayey ciidamo iyo qalab ciidan oo xeraddaasi yaala.

Dawlada Turkey-ga ayaa garoonkaasi iyo Xeradaasi ka dhigtay mid ay u dhistay si aad u qurux badan, isaga oo noqonaaya arrinkaasi mashruucii ugu balaadhnaa ee ay dawlad shisheeyey ka hirgeliso wadankaasi, iyada oo uu Dalka Somaliya noqonaayo dalka uu ku yaalo Saldhiga Turkey-ga ee Afrika ku yaalaa.

Ilaa hadda lama oga sababtay ay ciidamadaasi u imanayaan iyo goortay imanayaan, iyada oo isla bishan Gudeheeda la filaayo inay yimaadaan.

Image may contain: 1 person, standing, outdoor and text


Image may contain: sky, house, cloud and outdoor

Image may contain: outdoor





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip