Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Xasuuqa Lagu Hayo Muslimiinta Burma .

0
Saturday September 09, 2017 - 23:00:15 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Xasuuqa Lagu Hayo Muslimiinta Burma .

    Hargeysa(Halgan)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay xasuuqa ba'an ee ka socda wadanka Burma.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay xasuuqa ba'an ee ka socda wadanka Burma.

Waxaanu madaxweynaha Somaliland sheegay in ay aad uga xun yihiin warbixinaha bani’aadanimda ka baxsan ee kazoo baxaaya dadka Rohingaha ah ee wadanka Burma, waxa kale oo uu sheegay inay rajaynayaan in dawlada Burma wax ka qabato dhacdooyinka foosha xun ee lagula kacaayo dadkaasi Muslimka ah.

Waxa kale oo uu sheegay in loo baahan yahay in loo ogolaado in mucaawimooyin la gaadhsiiyo dadkaasi .

Dhanka kalena Qaramada Midoobay iyo bulshada caalamka ayuu ugu baaqay in la qaado olole lagu joojinaayo xasuuqa halkaasi ka socda ee lagu hayo dadka Rohingaha ah.



 

 

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedkii Madaxweyne Siilaanyo Soo Saaray Oo Ku Qoran Luuqadda Ingirisida:-


 

Press Release: ROHINGYA COMMUNITY CRISES
The President of Republic of Somaliland;
H.E. Ahmed Mohamed (Silanyo)

In The Name of ALLAH, the Most Merciful Most Magnificent;

We are utterly disturbed by the reports and scenes of inhuman treatment of the Rohingya community by the Myanmar security forces. We urge Myanmar government to stop the horrendous violence and the ethnic, and religious cleansing against the Rohingya civilians, and to allow humanitarian assistance to reach those who need it so desperately.
We urge the international community, particularly the UN, to act to stop the genocidal campaign waged against the Rohingya people in Myanmar.

 

 

 

 

 

H.E. Ahmed Mohamed Silanyo,
The President of the Republic of Somaliland

Released by: the Presidential Press, Communications and Spokesman’s Office,




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip