Daawo:Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ay Abwaanadda Dalku Gabayo Ku Dhiiri Geliyeen.

0
Monday January 15, 2018 - 11:20:32 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 995
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ay Abwaanadda Dalku Gabayo Ku Dhiiri Geliyeen.

    Hargeysa(Halgan)Iyadda oo ay ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland yihiin kuwa jiidaha hore ku sugan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)Iyadda oo ay ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland yihiin kuwa jiidaha hore ku sugan

 , sidoo kalena u diyaarka ah ilaalinta xuduudaha Somaliland ayay abwaanadda reer Somaliland ku guubaabiyeen gabayo aad u qiiro badan.

Abwaanadda dalka ayaa gabayo aad u farshaxamaysan ku guubaabiyey ciidamada Qaranka ee ku sugan aagaga hore ee goboladda Barriga Somaliland.

Ciidamada ayaa waqtiyaddii ugu dambeeyey hor fadhiyey ciidamada maamulka Waqooyi Barri Somaliya iyo dawladda AMISOM ee uu hogaamiyo Farmaajo.


Hoos Ka Daawo Gabayadaasi Guubaabada Ah.

 




Email:Halgannews1@gmail.com

Halgannews/Hargeysa Office.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip