Daawo:Madaxweynaha Dalka Jabouti Oo Ka Hadlay Booqashadii Madaxweynaha Somaliland Iyo Xaalada Gobolka Geeska Afrika Iyo Khilaafka Ethiopia,Sudan, Masar Iyo Eritarea.

0
Saturday January 20, 2018 - 00:27:02 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Madaxweynaha Dalka Jabouti Oo Ka Hadlay Booqashadii Madaxweynaha Somaliland Iyo Xaalada Gobolka Geeska Afrika Iyo Khilaafka Ethiopia,Sudan, Masar Iyo Eritarea.

    Hargeysa(Halgan)madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waraysi xiiso badan oo lala yeeshay kaga hadlay arrimo badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waraysi xiiso badan oo lala yeeshay kaga hadlay arrimo badan.

Waraysigan oo uu ka qaaday weriye Cabdisalaan Hereri waxa uu madaxweyne Geele kaga hadlay xaalada Mandaqadda ama gobolka Geeska Afrika, ta Barriga Dhexe,Ta Afrika iyo xaalada colaadeed ee ka dhex taagan wadamada Ethiopia, Masar, Sudan iyo Eritrea .




Madaxweynaha ayaa waraysigaasi oo dhinacyo badnaa, sidoo kalena xiise gaar ah xambaarsanaa lagu weydiiyey booqashadii uu dhowaan madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku tegey wadanka Jabouti iyo waxyaalihii ay ka wada hadleen.


Hoos Ka Daawo Waraysigaas Oo Xiiso Badan Xambaarsan .


E-mail: Halgannews1@gmail.com


Halgannews/Hargeysa Office .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip