Daawo:Xildhibaan Dhakool Oo Gaadhey Degaanka Tukaraq, Lana Kulmay Ciidamada Qaranka Iyo Odayaasha Degaanka.

0
Sunday January 21, 2018 - 17:19:28 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xildhibaan Dhakool Oo Gaadhey Degaanka Tukaraq, Lana Kulmay Ciidamada Qaranka Iyo Odayaasha Degaanka.

    Laascaanood(Halgan) Xildhibaan Dhakool oo ka tirsan Golaha Barlamaanka Somaliland ayaa gaadhey jiida hore ee degaanka Tukaraq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laascaanood(Halgan) Xildhibaan Dhakool oo ka tirsan Golaha Barlamaanka Somaliland ayaa gaadhey jiida hore ee degaanka Tukaraq.

Xildhibaanka ayaa degaankaasi kula kulmay ciidamada Qaranka Somaliland ee dhowaan gaadhey , isaga oo sidoo kalena kulan la qaatay odayaasha degaankaasi .




Xildhibaanka ayaa khudbad u jeediyey shacabka degaankaasi, waxaanu ugu baaqay maamulka Puntland inay joojiso nabadgelyo darada ay ka wado degaankaasi.


 

 

Hoos Ka Daawo Warkan Muqaalkiisa.



E-mail: Halgannews1@gmail.com

Halgannews/Hargeysa Office.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip