Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac Oo Fariin U Dirya Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

0
Sunday January 28, 2018 - 16:10:20 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac Oo Fariin U Dirya Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

    Hargeysa(Halgan)Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Mudane Xasan Ciise Jaamac ayaa waraysi uu bixiyey kaga hadlay xaaladda waqtigan uu dalku maraayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Mudane Xasan Ciise Jaamac ayaa waraysi uu bixiyey kaga hadlay xaaladda waqtigan uu dalku maraayo.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland waxa uu fariin u diray madaxweynaha Somaliland ee waqtigan Muuse Biixi, isaga oo ugu baaqay in uu shacabka ka dhex saro dadka xanaftii doorashadda .

Madaxweyne ku xigeenka oo warbaahinta kula hadlaayey magaalada Hargeysa ayaa arrimahaasi iyo arrimo kale oo xaasaasiya .

 

 

Daawo Muqaalka Waraysigaasi Oo Xiise Gaara Leh.





E-mail: Halgannews1@gmail.com

 

Halgannews/ Hargeysa Office .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip