Daawo: Gobolka Togdheer Oo Uu Ka Dhacay Tartan Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Oo Xiiso Leh.

0
Monday February 05, 2018 - 00:08:46 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 675
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Gobolka Togdheer Oo Uu Ka Dhacay Tartan Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Oo Xiiso Leh.

    Burco(Halgan) Waxa gobolka Togdheer ka dhacay tartan noociisu ku cusub yahay Somaliland iyo gobolkaasiba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(Halgan) Waxa gobolka Togdheer ka dhacay tartan noociisu ku cusub yahay Somaliland iyo gobolkaasiba.
Tartankan ayaa ahaa mid lagu tartamaayey Fardo , waxaana fardahaasi saarnaa kooxo dhalinyaro ah oo ku tartamaayey fardahaasi .

Arrintan ayaa aad u soo jiidatay shacabka reer Togdheer , iyada oo ay dad badani daawanayeen tartankaasi iyo cidda ku guulaysata, waxaana lagu yaqaanaa gobolkaasi Togdheer inuu kamid yahay goboladda caanka ku ah Fardaha dhulka Somaliland.

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo Warkan Oo Muqaal Ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip