Daawo:Magaalada Hargeysa Oo Dusheeda Sare Laga Dhisay Beer Sawiradda Lagu Galo.

0
Wednesday February 07, 2018 - 08:09:34 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Magaalada Hargeysa Oo Dusheeda Sare Laga Dhisay Beer Sawiradda Lagu Galo.

    Hargeysa(Halgan) Waxa magaalada Hargeysa lagu soo kordhiyey Beer lagu galo sawiradda, beertaas oo ku taala dusha sare ee magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Waxa magaalada Hargeysa lagu soo kordhiyey Beer lagu galo sawiradda, beertaas oo ku taala dusha sare ee magaalada Hargeysa.

Beertan waxa hirgeliyey wiil dhalinyar oo lagu magcaabo Khaalid Cabdirashiid Cali , iyada oo uu dhismeheeda lee yahay Eng Maxamed Cabdirashiid Cali oo isna ah wiil dhalinyaro ah.

Beertan oo ay dhalinyaradda magaalada Hargeysa ku galaan sawiradda ayaa waxa aad u soo dhoweeyey dhalinyaradda kala duwan ee magaalada Hargeysa, waxa iyaguna sidoo kale si weyn usoo dhoweeyey dhalinyaradda sawir qaadeyaasha ah ee reer Hargeysa.

Beertan oo ku taala buur aad uga saraysa magaalada Hargeysa ayaa waxa si fiican qofka sawirka gelaaya dhabarkiisa looga arkayaa magaalada Hargeysa oo u noqonaysa Background aad u qurux badan.

 

 

 

Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan Oo Muqaal Ah.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip