Sawiro:Odayaal Somali Ah Oo Loo Qabtay Tartan Aanu Caalamku Jeclaysan.

0
Friday February 09, 2018 - 16:35:00 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro:Odayaal Somali Ah Oo Loo Qabtay Tartan Aanu Caalamku Jeclaysan.

    Muqdisho(Halgan)Odayaal Somali ah oo kasoo jeeda Degaanada Jubbooyinka ee wadankaasi Somaliya ayaa loo qabtay tartan noociisu cusub yahay oo aanu caalamku jeclaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(Halgan)Odayaal Somali ah oo kasoo jeeda Degaanada Jubbooyinka ee wadankaasi Somaliya ayaa loo qabtay tartan noociisu cusub yahay oo aanu caalamku jeclaysa.

Tartankan waxa odayaashaasi dhaqanka ee Jubooyinka u qabtay ururka Al Shabaab oo halkaasi ka arrimiya, iyaga oo ku tartan siinaayey Shiishka Qoriga, waxaana baraha taageera ururka Alshabaab lagu soo bandhigay sawiradda odayaashaasi.

Odayaashan ayaa shiishaayey goob lagu dhejiyey sawir madow oo goobo ah, taas oo bar cad dhexda lagaga sameeyey, waxaana loo tilmaamay in ay xabada ku dhuftaan bartaasi cad.

Qoriga AK-47 ayaa ahaa ka lagu shiishaayey goobta, iyada oo ay da’da odayaashaasi ahayd mid kala duwanayd.

Ururka Alshabaab ayaa caan ku ah inuu tartano noocan oo kale ah u qabto dadka degaanada uu gacanta ku hayo, isaga oo hore tartan noocan oo kale ah laguna shiishtamaayey Falaadh Ganida lagu qabtay meelo kamid ah goboladda ay maamulaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip