Badhasaabkii Ugu Wax Qabadka Liitay Xukumadii Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Xilkii Wareejiyey .

0
Saturday February 10, 2018 - 16:44:30 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabkii Ugu Wax Qabadka Liitay Xukumadii Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Xilkii Wareejiyey .

    Ceerigaabo(Halgan) Badhasaabkii ugu wax qabadka liitay xukumadii madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta xilkii ku wareejiyey badhasaabka cusub ee dhowaan loo magcaabay gobolkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo(Halgan) Badhasaabkii ugu wax qabadka liitay xukumadii madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta xilkii ku wareejiyey badhasaabka cusub ee dhowaan loo magcaabay gobolkaasi.

Badhasaab Axmed Cabdi Falaay ayaa maanta xilkii ku wareejiyey badhasaabka cusub ee uu madaxweyne Muuse Biixi u magcaabay Gobolkaasi Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Timbaro) .

Waxaana xaflad weyn oo uu goob joog ka ahaa wasiirka Ciyaaraha Somaliland lagu qabtay magalaada Ceerigaabo , taas oo ay xilka kula kala wareegeen Badhasaabkii hore ee gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay iyo badhasaabka cusub ee gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin.




Warkan Muqaalkiisa Hoos Ka Daawo .





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip