Wiilka Uu Soddoga U Yahay Ex-Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Shirkad Muran Weyni Ka Taagan Yahay Oo Ay Isaga Iyo Muuse Biixi Ka Aas Aaseen Dalka Imaaraadka Carabta.

1
Saturday February 10, 2018 - 17:25:11 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiilka Uu Soddoga U Yahay Ex-Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Shirkad Muran Weyni Ka Taagan Yahay Oo Ay Isaga Iyo Muuse Biixi Ka Aas Aaseen Dalka Imaaraadka Carabta.

    Dubai (Halgan) Safiirka Somaliland u jooga wadanka Imaaraadka una qaabilsan dilaalista shirkaddaha ay madaxda Carabtu lee yihiin iyo dawladda Somaliland ayaa ka hadlay shirkad muran badani ka taagan yahay oo laga aas aasay dalkaasi Imaaraadka Carabta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dubai (Halgan) Safiirka Somaliland u jooga wadanka Imaaraadka una qaabilsan dilaalista shirkaddaha ay madaxda Carabtu lee yihiin iyo dawladda Somaliland ayaa ka hadlay shirkad muran badani ka taagan yahay oo laga aas aasay dalkaasi Imaaraadka Carabta.

Safiirkan oo uu Soddog u yahay madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) ayaa ka hadlay shirkadaasi inay lee dahay dawladda Somaliland, iyada oo aanu caddayn sharciyan habka ay u yeelatay iyo sharciga u ogolaanaaya inay shirkad dibada ka aas aasto dawladda Somaliland.

Shirkaddan oo shaki badan ka dhex dhalisay Shacabka Somaliland ayaa waxa Maamulkeeda ku jira Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shirre iyo U Qaybsamaha Somaliland ee Xidhiidhka Somaliland iyo Imaaraadka kuna magcaaban Safiirka Somaliland ee Imaaraadka.











Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip