|
|||
![]() Xildhibaan Nac Nac Oo Kabaha La Dulmaray Xildhibaan Balaaki Oo Hore Si Anshaxa Ka Baxsan U Aflagaadeeyey Eng Faysal Cali Waraabe.
Hargeysa (Halgan) Xildhibaan Axmed Diiriye (Nac Nac) ayaa si adag ugu jawaabay Xildhibaan Cabdilahai Xuseen Cige ( Balaaki ) oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland.
Xildhibaanka ayaa dhowaan si anshaxa ka baxsan u aflagaadeeyey Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, isaga oo ku tilmaamay waxyaalo ceeb ku ah sharafta guddoomiyaha.
Xildhibaan Nac Nac oo maanta warbaahinta qaarkood ugu waramaayey magaalada Hargeysa ayaa wax laga yakh yakh soodo ku tilmaamay hadalkaasi kasoo yeedhay xildhibaan Balaaki. Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.
Leave a comment |
|
Copyright © 2016 - 2018 Halgan News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Xildhibaan Nac Nac Oo Kabaha La Dulmaray Xildhibaan Balaaki Oo Hore Si Anshaxa Ka Baxsan U Aflagaadeeyey Eng Faysal Cali Waraabe.
Hargeysa (Halgan) Xildhibaan Axmed Diiriye (Nac Nac) ayaa si adag ugu jawaabay Xildhibaan Cabdilahai Xuseen Cige ( Balaaki ) oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland.