Qiimaha Lagu Iibinaayo Shidaalka Somaliland Oo Go'aano Laga Soo Saaray.

0
Sunday February 11, 2018 - 15:57:25 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiimaha Lagu Iibinaayo Shidaalka Somaliland Oo Go'aano Laga Soo Saaray.

    Hargeysa (Halgan)Qiimaha lagu iibinaayo shidaalka Somaliland oo maalmihii ugu dambeeyey uu kor u kac ku yimid ayaa laga soo saaray go'aano .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Halgan)Qiimaha lagu iibinaayo shidaalka Somaliland oo maalmihii ugu dambeeyey uu kor u kac ku yimid ayaa laga soo saaray go'aano .

Shir ay isugu yimaadeen wasaaradda Ganacsiga Somaliland iyo ganacsatadda Shidaalka soo dejiya ayaa laga soo saaray go’aamo lagu dejinaayo qiimaha shidaalka .

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamuud Xasan Saajin ayaa markii uu shirkaasi soo dhamaaday la hadlay warbaahinta, isaga oo sheegay in ay iyaga ( Wasaaradda) iyo ganacsatadda soo dejisa Shidaalku isla qaateen go’aamo hoos loogu dhigaayo kor u kaca shidaalkaasi.

Wasiirka ayaa sheegay in Kaalmaha iibiya Shidaalku ay kor u qaadeen shidaalkaasi iyada oo aanay dhinaceeda waxbaba iska bedelin, waxaanu cadeeyey in ay suuqyada caalamka wax iska bedeleen, laakiin isbedelkaasi aanu ahayn mid wax ka bedeli kara shidaalka ama Naaftada ay iibiyaan Kaalmaha Somaliland shidaalka ku iibiyaa.





Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip