Gaadhi Muddo Badda Ku Jiray Oo Laga Soo Saaray Isaga Oo Aan Waxba Qabin.

0
Sunday February 11, 2018 - 22:53:06 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaadhi Muddo Badda Ku Jiray Oo Laga Soo Saaray Isaga Oo Aan Waxba Qabin.

    Berbera(Halgan) Gaadhi ku dhacay Bad kamid ah baddaha Somaliland ayaa laga soo saaray, isaga oo aan waxba qabin .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera(Halgan) Gaadhi ku dhacay Bad kamid ah baddaha Somaliland ayaa laga soo saaray, isaga oo aan waxba qabin .

Gaadhigan ayaa ku dhacay badda magaalada Berbera, iyada oo muddo baadi goob loogu jiray gaadhigaasi sidii looga soo saari lahaana dedaal loogu jiray.

Waxaana ugu dambayn laga soo saaray gaadhigaasi badda, isaga oo aan waxba noqon , taas oo ka yaabisay dadka ka qayb qaatay soo bad baadintiisa iyo soo saaridiisa.




Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip