Shacabka Reer Hargeysa Oo Meel Adag Ka Istaagey Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya.

0
Monday February 12, 2018 - 00:17:50 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Reer Hargeysa Oo Meel Adag Ka Istaagey Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya.

    Hargeysa(Halgan) Shacabka reer Hargeysa ayaa si weyn uga dareen celiyey wadahadalada la filaayo inay dhex maraan xukumadda Somaliland iyo maamulka madaxweyne Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Shacabka reer Hargeysa ayaa si weyn uga dareen celiyey wadahadalada la filaayo inay dhex maraan xukumadda Somaliland iyo maamulka madaxweyne Farmaajo.

Shacabka oo rayigooda ka dhiibanaayey siday u arkaan wadahadaladaasi ayaa si adag uga hadlay , iyaga oo ka istaagey meel aad u fog wadahadalada la filaayo inay dhowaan dib u furmaan.

Waxaanay shacabka rayi ururinta laga qaaday ku tilmaameen wadahadaladaasi kuwo xaaraan ah oo aan banaanayn in lala galo dawlada Muqdisho.


Hoos  Ka Daawo Muqaalka Warkaasi.




Email: Halgannews1@gmail.com

Halgannews/Hargeysa Office .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip