Somaliland: Maxaad Ka Taqaanaa Dalka Leh Labada Madaxtooyo ?.

0
Monday February 12, 2018 - 01:02:19 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland: Maxaad Ka Taqaanaa Dalka Leh Labada Madaxtooyo ?.

    Hargeysa(Halgan) Akhriste waxa laga yaabaa in aad la yaabo su'aashan ah maxaad ka taqaanaa dalka leh labada madaxtooyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Akhriste waxa laga yaabaa in aad la yaabo su'aashan ah maxaad ka taqaanaa dalka leh labada madaxtooyo.

Tan iiyo markii ay Somaliland ka dhacday doorashadii uu kusoo baxay madaxweyne Muuse biixi sannadkii ina dhaafay ama 13 November ee sannadkii 2017-kii madaxweynaha dalkan Somaliland ayaa noqday dal leh laba madaxtooyo.


Guriga madaxweynaha Somaliland ayaa ah mid uu habeenkii u hurdo tago, isaga oo sidoo kalena ku qaabila dadka uu doonaayo inuu la kulmo waqtiyadda qaarkood, sidoo kale waxa uu xafiiskiisa ku dhexyaala gurigiisa oo ku yaala Galbeedka magaalada Hargeysa kasoo saaraa Digreetooyinka uu ku magcaabo madaxda xukumadiisa qaarkood.

Sidoo kale subaxdii waxa uu u soo shaqo tagaa madaxtooyadda rasmiga ah ee Somaliland oo ah meel ay afartii madaxweyne ee Somaliland soo maray ku shaqaynayeen 27 sanno ee Somaliland madaxabanaanayd.

Arrintan ayaa ah mid ku cusub shacabka reer Somaliland, iyada oo ay la yaab ku noqoto dadka maalintii u baahda madaxweyne Muuse kadib marka balanta loogu qabto gurigaasi.

Gurigan ayaa ah guri aad u weyn oo ay dawladdu lahayd, kaas oo uu si aad u qurux badan u sharaxday madaxweynaha Somaliland intii uu ahaa guddoomiyaha iyo murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE.

 





E-mail: Halgannews1@gmail.com


Halgannews/Hargeysa Office .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip