Ciidamada Somaliland Oo Buuhoodle Ka Hilaacay ,Calanka Ka Taagey, Kana Hadlay Warar Been Abuura Oo Puntland Ka Sheegtay.

0
Monday February 12, 2018 - 22:28:44 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Somaliland Oo Buuhoodle Ka Hilaacay ,Calanka Ka Taagey, Kana Hadlay Warar Been Abuura Oo Puntland Ka Sheegtay.

    Buuhoodle(Halgan)Ciidamada Somaliland ee fadhigoodu yahay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Buuhoodle ayaa ka hadlay warar ay maamulka Garoowe ka faafiyeen ciidamada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Buuhoodle(Halgan)Ciidamada Somaliland ee fadhigoodu yahay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Buuhoodle ayaa ka hadlay warar ay maamulka Garoowe ka faafiyeen ciidamada.

Waxaanay ciidamada oo maanta kula hadlaayey warbaahinta magaalada Buuhoodle sheegeen in aanay ku biirin ciidamada Puntland, aanay sidoo kalena jirin wax ciidan ah oo ku biiray kana goostay ciidamadasi.

Taliyeyaasha iyo oday dhaqameedka degaanada Carawayn ayaa iyaguna sheegay in aanay waxba ka jirin warar been abuur ah oo ay ka sheegeen niman xidhan dirayska Puntland oo sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada Somaliland.

Waxaanay ciidamada Qaranka Somaliland ee Buuhoodle ku sugani balan ku qaadeen inay talaabo adag ka qaadi doonaan laba askari oo ka tegey kaantaroolka Caro weyn kana been abuuray ciidamada Somaliland.





Hoos Ka Daawo Warkan Oo Muqaal Ah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip