Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Kabaha Ula Dulmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland.

1
Monday February 12, 2018 - 22:43:18 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Kabaha Ula Dulmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland.

    Hargeysa(Halgan) Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa si adag uga hadlay shir ay aas aaseen wiilka uu soddoga u yahay madaxweynihii hore ee Somaliland iyo wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa si adag uga hadlay shir ay aas aaseen wiilka uu soddoga u yahay madaxweynihii hore ee Somaliland iyo wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland .


Waxaa kale oo uu ka hadlay Mudane Cirro masuuliyiin uu sheegay inay musuq ku kaceen oo uu soo jeediyey in uu xilka ka qaado Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi .

Guddoomiyaha oo maanta warbaahinta kula hadlaayey magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay arrimo badan oo xaas aasi ah , kuwaas oo waqtigan dalka ka taagan.





Hoos Ka Daawo Warkan .





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip