Wasiir Sacad Cali Shirre Oo Ka Cadho Jawaabay Eedaymo Uu Usoo Jeediyey Guddoomiye Cirro.

0
Monday February 12, 2018 - 23:04:56 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 86
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Sacad Cali Shirre Oo Ka Cadho Jawaabay Eedaymo Uu Usoo Jeediyey Guddoomiye Cirro.

    Hargeysa(Halgan) Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa maanta ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa maanta ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro).

Guddoomiye Cirro ayaa usoo jeediyey Wasiir Sacad Cali Shire inuu xilka uu Qaranka u hayo iska casilo.

Wasiirka oo warbaahinta maanta Hargeysa kula hadlaayey ayaa si cadho leh uga jawaabay soo jeedinta Guddoomiye Cirro, isaga oo sidoo kalena ka gal gashay eedaymaha loo soo jeediyey.





Hoos Ka Daawo Warkan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip