Magaalada Hargeysa Oo Maanta Nin Lagu Dilay Iyo Ciidamada Booliska Oo Ka Hadlay.

0
Monday February 12, 2018 - 23:11:08 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Hargeysa Oo Maanta Nin Lagu Dilay Iyo Ciidamada Booliska Oo Ka Hadlay.

    Hargeysa(Halgan) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ka hadlay nin maanta lagu dilay magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ka hadlay nin maanta lagu dilay magaalada Hargeysa.

Ninkan oo ahaa dadka xamaalka ku shaqaysta ayaa nin kale Tooray ku dialy , kaas oo dhintay, waxaana arrintaasi ka hadlay ciidamada Booliska Somaliland oo sheegay inay gacanta ku dhigeen.

kkkkkk

Ninkan ayaa lagu dilay degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa , sidoo kale ciidamada Booliska ayaa ka hadlay hawlgalo ay fuliyeen gobolka Daad Madheedh, hawlgalkaasi oo ay kusoo qab qabteen Khamri aad u tiro badan.


Hoos Ka Daawo Warkan Muqaalkiisa.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip