Dawladda Somaliya Oo Ciidamadii Ugu Badnaa Ka Qoranaysa Somaliland Dhexdeeda.

0
Tuesday February 13, 2018 - 14:50:30 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 61
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Somaliya Oo Ciidamadii Ugu Badnaa Ka Qoranaysa Somaliland Dhexdeeda.

    Hargeysa(Halgan) Dawladda Federalka ah ee Somaliya ayaa bilawday inay ciidamo aad u badan ka qorato degaanadda Somalliland qaarkood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Dawladda Federalka ah ee Somaliya ayaa bilawday inay ciidamo aad u badan ka qorato degaanadda Somalliland qaarkood.

Ciidamada ayaa laga qorayaa goboladda Barriga, gaar ahaana degaanka Ceegaag, sida uu xaqiijiyey maayirka degmadaasi Ceegaag oo la hadlay warbaahinta.

Ilaa hadda dawladda Somaliland kama hadal dhacdadan, iyada oo ay jiraan dhaq dhaqaaqyo kale oo ay dawladda madaxweyne Farmaajo ka waddo gudaha Somaliland , gaar ahaana goboladda Barriga Somaliland.












Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip