Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiiladda Oo Kulan La Qaatay Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland.

0
Tuesday February 13, 2018 - 14:58:02 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 44
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiiladda Oo Kulan La Qaatay Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland.

    Hargeysa(Halgan) Guddida Joogtadda ah ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa kulan la qaatay maanta Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Guddida Joogtadda ah ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa kulan la qaatay maanta Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland .

Kulankan oo ay warbaahintu dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxa warbaahinta la hadlay Xildhibaanadda Xubno kamid ah iyo Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland.

Waxaanay ka warbixiyeen waxyaalihii ay ka wada hadleen, madaama oo la filaayo in ay dalka ka dhacaan doorashooyinkii Barlamaanka iyo Golaha degaanka Somaliland.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip