Maxkamadda Hargeysa Oo Xoriyaddisii Usoo Celisay Maanta Xayawaan Muddo Dhibanaa , Xukunona Riday.

0
Tuesday February 13, 2018 - 15:00:51 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Hargeysa Oo Xoriyaddisii Usoo Celisay Maanta Xayawaan Muddo Dhibanaa , Xukunona Riday.

    Hargeysa(Halgan) Maxkamadda Hargeysa ayaa xukuno ku ridday rag ku kacay falal aad uga yaabiyey shacabka reer Hargeysa .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Maxkamadda Hargeysa ayaa xukuno ku ridday rag ku kacay falal aad uga yaabiyey shacabka reer Hargeysa .
Guddoomiyaha maxkamada degmada Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Xirsi ( Beer Geel) ayaana maanta xukun ku riday rag lagu soo eedeeyey inay ka ganacsanayeen Xayawaanka diinka.

Raggan ayuu guddoomiyuhu sheegay in ay dambigan qirteen, isaga oo ku xukumay min saddex sanno oo xadhig ah, kaas oo aan iib lahayn iyo lacag dhan 3 Milyan oo ganaax ah oo la socda xukunkan.

Waxaanu sidoo kale xukun ku riday gaadhigii ay wateen oo ah nooca Fitista loo yaqaan ama Dukhaanta ah Saddex Milyan oo ganaax ah, iyada oo sidoo kalena gaadhigaasi lagu xukumay in haddii mar kale lagu qabto gaadhigaasi mar dambe falkan oo kale in qaranku la wareegi doono.








Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip