|
|||
![]() Xisbiga UCID Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saaray Shirkadda Uu Dalka Imaaraadka Ka Aas Aasay Wiilka Uu Madaxweyne Siilaanyo Soddoga U Yahay.
Hargeysa(Halgan) Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID ayaa markii ugu horeysay ka hadlay shirkad dhowaan laga aas aasay dalkaasi Imaaraadka Carabta oo khilaaf badan dhalisay.
Shirkaddan oo ah shirkad maalgelineed oo ay ku wada saxeexan yihiin Dr Sacad Cali Shire iyo wiilka uu soddoga u yahay madaxweyne Siilaanyo ee Baashe Cawil ayaa noqotay mid buuq badan ka dhalisay dalka Somaliland. Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta ka hadlay shirkaddaasi , iyada oo ay xafiiskooda Hargeysa maanta kaga hadleen. Hoos Ka Daawo Warkan Oo Muqaal Ah.
Leave a comment |
|
Copyright © 2016 - 2018 Halgan News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Xisbiga UCID Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saaray Shirkadda Uu Dalka Imaaraadka Ka Aas Aasay Wiilka Uu Madaxweyne Siilaanyo Soddoga U Yahay.
Hargeysa(Halgan) Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID ayaa markii ugu horeysay ka hadlay shirkad dhowaan laga aas aasay dalkaasi Imaaraadka Carabta oo khilaaf badan dhalisay.