Goob Taariikhi Ah Oo Uu Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Booqasho Ku Tegey .

0
Tuesday February 13, 2018 - 15:43:14 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goob Taariikhi Ah Oo Uu Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Booqasho Ku Tegey .

    Burco(Halgan)Wasiirka Hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale ( Qambi) iyo madaxda gobolka Togdheer ayaa maanta booqday goobo Somaliland Taariikh weyn ku leh .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(Halgan)Wasiirka Hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale ( Qambi) iyo madaxda gobolka Togdheer ayaa maanta booqday goobo Somaliland Taariikh weyn ku leh .

Wasiirka ayaa soo kormeeray Wasaaradda Hawlaha guud ee Somaliland, jeelka weyn ee Burco oo dhisme ka socdo iyo Mall Weyn oo Burco laga dhisaayo.

Sidoo kale waxa uu wasiirka Hawlaha Guud booqasho ku tegey gurigii Somaliland lagaga dhawaaqay oo uu ka muuqdo dayac fara badani, kaas oo ay dawladdii hore ee madaxweyne Siilaanyo dhawr jeer balan qaaday inay dhisayso.

 




Hoos Ka Daawo Warkan Oo Muqaal Ah.










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip