Ceerigaabo Oo Mashruucii Ugu Horeeyey Laga Fulinaayo Muddo 27 Sanno Ah Ka Dib .

0
Tuesday February 13, 2018 - 15:45:11 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ceerigaabo Oo Mashruucii Ugu Horeeyey Laga Fulinaayo Muddo 27 Sanno Ah Ka Dib .

    Ceerigaabo(Halgan)Magaalada Ceerigaabo ayaa maanta laga dhagax dhigay mashruuc aad u balaadhan oo noqonaaya mashruucii ugu horeeyey ee laga fuliyo tan iyo intii Somaliland jirtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo(Halgan)Magaalada Ceerigaabo ayaa maanta laga dhagax dhigay mashruuc aad u balaadhan oo noqonaaya mashruucii ugu horeeyey ee laga fuliyo tan iyo intii Somaliland jirtay.

Mashruucan oo lagu balaadhintaayo biyaha magaalada Ceerigaabo ayaa waxa dhagax dhigay Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin ( Timbaro) iyo maayirka magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur.

Mashruucan waxa fulinaysa shirkadda lagu magcaabo Som Track Daallo Construction Company, iyada oo ay maalgelinayso European Union-ka ama Midawga Yurub, iyada oo ay qayb ka qaadanayso xukumadda Somaliland.

Mashruucan oo maanta la dhagax dhigay ayaa noqonaaya mashruucii labaad ee Biyo balaadhineed ee laga sameeyo dalka, iyada oo ay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland hore looga dhagax dhigay mashruucan oo kale .

Mashruuca magaladaa Hargeysa Ayaan ilaa hadda dhamaan, iyada oo qaybo kamid ahna ay xukumaddu sheegtay inay fashilmeen .







Hoos Ka Daawo Warkan .





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip