Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Safar Ugu Baxay Mid Kamid Ah Goboladda Somaliland .

0
Tuesday February 13, 2018 - 16:13:52 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Safar Ugu Baxay Mid Kamid Ah Goboladda Somaliland .

    Hargeysa(Halgan)Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa socdaal ugu baxay mid kamid ah goboladda Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa socdaal ugu baxay mid kamid ah goboladda Somaliland.

Madaxweynaha iyo xubno la socda ayaa gaadhey magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, iyada oo ay halkaasi kusoo dhoweeyeen dad kala duwan oo ay hormuud u ahaayeen madaxda gobolka Saaxil.

Waxa kale oo iyaguna soo dhoweyntaasi qayb ka ahaa madaxda magaalada Berbera oo uu hormuud u ahaa Maayirka degmada Berbera.











Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip