Mid Kamid Ah Saraakiisha Khaatumo Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xaqiiqda Dhex Taala Somaliland Iyo Khaatumo+ Muqaal.

0
Wednesday February 14, 2018 - 12:58:48 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Kamid Ah Saraakiisha Khaatumo Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xaqiiqda Dhex Taala Somaliland Iyo Khaatumo+ Muqaal.

    Hargeysa(Halgan)Masuul ka tirsan maamulka Kooxda Khaatumo ayaa ka hadlay markii ugu horeysay xaqiiqda dhex taala Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ama dadka ku nool goboladda Sool, Sanaag Barri ,Buuhoodle iyo Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)Masuul ka tirsan maamulka Kooxda Khaatumo ayaa ka hadlay markii ugu horeysay xaqiiqda dhex taala Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ama dadka ku nool goboladda Sool, Sanaag Barri ,Buuhoodle iyo Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha u qaabilsan kooxda Khaatumo ayaa ciidamadii ugu badnaa ku wareejiyey mid kamid ah taliyeyaasha ciidamada Qaranka ee degaanada Gobolka Buuhoodle.

Waxaanu khudbad dheer u jeediyey ciidamadaasi uu ku wareejiyey taliyaha ciidamada Qaranka ee degaanada Gobolka Buuhoodle, waxaanu si rasmi ah ugu dhawaaqay inay ciidamadaasi ku dareen ciidamada Qaranka Somaliland.









Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip