Daawo:Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Xayiraado Kusoo Rogay Tuullooyin.

0
Wednesday February 14, 2018 - 14:03:53 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Xayiraado Kusoo Rogay Tuullooyin.

    Ceerigaabo(Halgan) Badhasaabka GObolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin ( Timbaro) ayaa xayiraad kusoo rogay tuulooyin ku yaala gobolkaasi Sanaag.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo(Halgan) Badhasaabka GObolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin ( Timbaro) ayaa xayiraad kusoo rogay tuulooyin ku yaala gobolkaasi Sanaag.

Badhasaabka gobolkaasi ayaa badhasaabkaasi kusoo rogay Tuulooyin cusub oo laga sameeyey degaano kamid ah gobolka Sanaag, kuwaas oo looga cabsaday inay keento isku dhacyo bulshadda dhexdooda ah.

Badhasaab Tiimbaro ayaa ka hadlay xayiraddahaasi uu kusoo rogay degaanadaasi cusub ee Tuulooyinka cusub laga sameeyey.







Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip