Daawo:Maareeyihii Hore Ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Ka Hadlay Lacago Uu Musuqay Iyo Fashilaadda Biyaha Xumbo Weyne.

0
Wednesday February 14, 2018 - 17:19:47 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Maareeyihii Hore Ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Ka Hadlay Lacago Uu Musuqay Iyo Fashilaadda Biyaha Xumbo Weyne.

    Hargeysa(Halgan) Maareeyihii hore ee Wakaaladda Biyaha ee Hargeysa ayaa markii ugu horeysay ka hadlay eedaymo loo soo jeediyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Maareeyihii hore ee Wakaaladda Biyaha ee Hargeysa ayaa markii ugu horeysay ka hadlay eedaymo loo soo jeediyey.

Ibraahim Siyaad Yoonis oo ahaa maareeyihii hore ee wakaaladda Biyaha ee Hargeysa ayaa ka hadlay lacago la sheegay inuu lunsaday, kuwaas oo lagu samaynaayey biyo xidheeniyo iyo biyo balaadhinta Hargeysa.

Maareeyaha ayaa warbaahinta qaarkood maanta kula hadlay , waxaanu ka hadlay mashruuca Xumbo Weyne oo uu wasiirka Biyaha Somaliland sheegay in uu fashilmay.



Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip