Waftigii Ay Hogaaminayeen Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Professor Cali Khaliif Galaydh Oo Lagu Soo Dhoweeyey Dalka Jarmalka.

0
Wednesday February 14, 2018 - 17:29:49 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 89
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waftigii Ay Hogaaminayeen Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Professor Cali Khaliif Galaydh Oo Lagu Soo Dhoweeyey Dalka Jarmalka.

    Hargeysa(Halgan) Wafti balaadhan oo ay hogaaminayaan guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey dalkaasi Jarmalka oo ay gaadheen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Wafti balaadhan oo ay hogaaminayaan guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey dalkaasi Jarmalka oo ay gaadheen.

Waftigan oo ka ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta ayaa markii ay gaadheen Jarmalka waxa si weyn usoo dhoweeyey jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool wadanka Jarmalka.

Waxaana garoonka Diyaaraddaha ee Magaalada Frankfort kaga hor tegey jaaliyaddaasi xubnaha ugu sar sareeya iyaga oo ka warbixiyey socdaalkooda iyo waxa uu daaran yahay .







Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip