Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Hadlay Khilaaf Kasoo Cusboonaaday Tiyeetarka Hargeysa, Si Adagna U Dhaliilay Maayirka Hargeysa.

0
Wednesday February 14, 2018 - 17:47:00 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Hadlay Khilaaf Kasoo Cusboonaaday Tiyeetarka Hargeysa, Si Adagna U Dhaliilay Maayirka Hargeysa.

    Hargeysa(Halgan) waxa markale uu khilaaf kasoo cusboonaaday tiyaatarka magaalada Hargeysa, kaas oo sababay heer khasaare ka dhasho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) waxa markale uu khilaaf kasoo cusboonaaday tiyaatarka magaalada Hargeysa, kaas oo sababay heer khasaare ka dhasho.

Khilaafkan ayaa keenay in la dumiyo Kaalinta Shidaalka ee ay hore u lahaan jirtay dawladda hoose ee magaalada Hargeysa oo dad gaar ah laga iibiyey intii ay dalka xukumaysay dawladii madaxweyne Siilaanyo.

Waxaana khilaafkaasi ka hadlay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir , isaga oo eeda khilaafkaasi dusha u saaray maayirka Caasimadda Hargeysa iyo xubno xukumadda ka tirsan.







Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip