Hogaamiyaha Khaatumo Professor Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Dhowaan Furmi Doona.

0
Wednesday February 14, 2018 - 17:51:25 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyaha Khaatumo Professor Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Dhowaan Furmi Doona.

    Frankford (Halgan) Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wadahadalada la filaayo inay u furmaan Somaliland iyo Somaliya dhowaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Frankford (Halgan) Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wadahadalada la filaayo inay u furmaan Somaliland iyo Somaliya dhowaan

Professor Cali Khaliif Galaydh oo waqtigan ku sugan dalkaasi Jarmalka ayaa si weyn uga hadlay waxyaalaha looga baahan yahay labada dhinac ee Somaliland iyo Somaliya , si uu wadahadaladaasi u noqdaan kuwo midho dhala.

Waxaanu sheegay in aanay jirin wax ka soo baxay shirarkii hore ee ay Somaliland iyo Somaliya yeesheen, sidoo kalena loo baahan yahay wadahadalo daacad laga yahay oo si qoto dheer loo galo.



Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip