Guddoomiyaha Dalladda SONYO Oo Ka Sheekeeyey Taariikhda Dhalinyaraddii Bilawday Kacdoonkii Halgankii SNM Ee UFFO.

0
Tuesday February 20, 2018 - 14:43:36 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Dalladda SONYO Oo Ka Sheekeeyey Taariikhda Dhalinyaraddii Bilawday Kacdoonkii Halgankii SNM Ee UFFO.

    Hargeysa(Halgan)Guddoomiyaha Dalladda Dhalinyaradda Somaliland Ee SONYO Cabdicasiis Siciid Saalax Ayaa si balaadhan uga hadlay kacdoonkii dhalinyaradii reer Hargeysa ee dugsiyadda Sare kala horyimaadeen xukumadii Siyaad Barre.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)Guddoomiyaha Dalladda Dhalinyaradda Somaliland Ee SONYO Cabdicasiis Siciid Saalax Ayaa si balaadhan uga hadlay kacdoonkii dhalinyaradii reer Hargeysa ee dugsiyadda Sare kala horyimaadeen xukumadii Siyaad Barre.

Cabdicasiis Siciid Saalax oo maanta khudbad dheer ka jeedinaayey munaasibad lagu xusaayey 20 bishii February oo loo asteeyey maalinta dhalinyaradda Somaliland ayaa ka hadlay taariikhda ay maalintani lee dahay.

Waxa uu sidoo kale si weyn u qaada dhigay taariikhda maalintaasi, iyo waayihii ay soo mareen dhalinyaradda reer Somaliland .






Hoos Ka Daawo Muqaalka Warkan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip