Dawladda Muqdisho Oo Warqad Cabasho Ah U Dirtay Jaamacadda Carabta.

2
Wednesday March 07, 2018 - 16:25:42 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Muqdisho Oo Warqad Cabasho Ah U Dirtay Jaamacadda Carabta.

    Hargeysa(Halgan)Dawladda Muqdisho Ayaa Warqad Cabasho Ah U Dirtay Jaamacadda Carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)Dawladda Muqdisho Ayaa Warqad Cabasho Ah U Dirtay Jaamacadda Carabta.
warqadan ayaa lagula socodsiiyey jaamacadda carabta heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dhexmaray Jamhuuriyadda Somaliland, Ethiopia iiyo shirkadda Dp World, iyada oo ay dawladda Muqdisho sheegtay in aanay waxba kala socon heshiiskaasi, sidoo kalena aanay qayb ka ahayn.
waxa kale oo ay dawladda Muqdisho ku tilmaantay heshiiskaasi mid waxyeelo soo gaadhsiinaaya Midnimadda ay ku hadaaqdo ee gabalkiisu dumay, iyada oo hoosta ka xariiqday in uu mawqifkeeda cadeeyey Ra'isal wasaare Khayre.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip