Siyaasi Cabdikariim Gaaxnuug Oo Si Adag Ugu Jawaabay Siyaasi Cali Guray .

0
Thursday March 08, 2018 - 18:09:17 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cabdikariim Gaaxnuug Oo Si Adag Ugu Jawaabay Siyaasi Cali Guray .

    Hargeysa(Halgan) Siyaasi Cabdikariim Gaaxnuug oo ka tirsan siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa si adag uga jawaabay hadal kasoo yeedhay siyaasi Cali Guray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Siyaasi Cabdikariim Gaaxnuug oo ka tirsan siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa si adag uga jawaabay hadal kasoo yeedhay siyaasi Cali Guray.

Siyaasigan oo sidoo kalena ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa sheegay in loo baahan yahay in dawladdaha Jabouti iyo Somaliya la wada difaaco ama la wada weeraro , madaama oo ay beelaha isku xisbiga ah ee KULMIYE ku midaysan yihiin ay labaduba la xidid yihiin.

Waxa kale oo uu siyaasigu si adag u weeraray siyaasi Cali Guray oo uu sheegay in aanu weligii ku arag xeryihii ciidamada ee ururkii SNM.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip