Madaxweyne Muuse Iyo Khudbadiisii Maanta Ee Dareenka Dadka Bedeshay.

0
Thursday March 08, 2018 - 18:24:38 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Iyo Khudbadiisii Maanta Ee Dareenka Dadka Bedeshay.

    Hargeysa(Halgan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta khudbad qiiro badan xambaarsanayd ka jeediyey maalinta haweenka adduunka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta khudbad qiiro badan xambaarsanayd ka jeediyey maalinta haweenka adduunka.

Maalintan oo ku beegan 8 bisha March ee sannad walba ayaa xaflad balaadhan loogu qabtay magaalada Hargeysa, waxaana kala soo qayb galay xafladaasi haweenka reer Somaliland madaxweyne Muuse Biixi iyo xubno ka tirsan xukumadiisa.

Madaxweynaha ayaa haweenkaasi ujeediyey khudbad qiiro badan ku abuurtay , isaga oo dib ugu celiyey maskaxda haweenkaasi waqtigii halganka iyo dhibtii loo soo maray xoriyadda dalkan .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip