Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Amaro Kasoo Saaray Falal Ay Hore U Caadaysteen Samayntooda Shaqaalaha Caafimaadku .

0
Thursday March 08, 2018 - 18:46:16 in Wararka by Halgan News
  • Visits: 345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Amaro Kasoo Saaray Falal Ay Hore U Caadaysteen Samayntooda Shaqaalaha Caafimaadku .

    Hargeysa(Halgan)wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa amar kusoo rogay shaqaalaha wasaaradaas caafimaadka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Halgan)wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa amar kusoo rogay shaqaalaha wasaaradaas caafimaadka Somaliland.

Dr Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa sheegay in ay si adag ula xisaabtami doonaan shaqaalaha wasaaradaasi,gaar ahaana shaqaalaha qabta shaqadda talaalka caruurta ee xanuunka Jadeecadda oo dalka ka bilaabmi doona maalinta Sabtida.

Wasiirka ayaana sheegay in ay xaaran tahay in dawooyinka caruurta yar yar loogu talo galay in lagu talaalo in dhirta lagu hoos daadiyo.

Shaqaalaha qaada talaalkaasi ayaa inta badan talalkaasi intiisa badan daadiya,iyaga oo hab been abuur ah u buux buuxiya waraaqaha talaalkaasi lagu qaado.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip